Digital Banking

Experience the new and improved Banking App from Dahabshil and enjoy seamless banking on-the-go with the enhanced features.

Find out more

Dahabshil Bank MOBILE APP

Banking that fits my lifestyle
and in my pocket.

  • Open an account
  • Get cards and financing
  • Bills and transfers
  • And much more...

View the App on Google Play or Apple App Store

WAYDIIMAHA SOO NOQNOQDA

    Sidaan DBI uga furan karaa Xisaab dhigaal ah?

    Waxad ka furan kartaa dhamaan laamaha Dahabshil bank International; Fadlan Booqo laanta kuugu dhaw si laguugu fudaydiyo furashada xisaabta aad u baahantahay.

    Xisaab Dhigaal noocee ah baan ka furan karaa Dahabshil bank International?

    • Business Accounts: (Xisaab furan oo ganacsi)
    • Current Accounts: (Xisaab furan oo Qof)
    • Dahabo Accounts: (Xisab furan oo u gaar ah Haweenka)
    • Diaspora Account: (Xisaab Furan oo u gaar ah Qurba joogta)
    • HNI Account: (Xisaab furan oo u gaar ah Hantiilayaasha)
    • Saving Accounts: (Xisaab kaydsasho)
    • Junior Account: (Xisaab caruurta waalidkood u furi karo)
    • Institutional Accounts: (Xisaab Furan oo Haayadaha loo furi karo)
    • Payroll Account: (Xisaab dadka shaqeeyaa furan karaan)
    • Student Account: (Xisaab Ardaydu furan karaan)

    Muxuu yahay adeega kale ee aan ka dhex heli karo xisaabta iiga furan DBI?

    • Business Account: Cheques, Dahab-Plus Portal
    • Current Account: Cheques, Master card, Mobile Banking, Dahab-pay Dhigid iyo la bixid.
    • Dahabo Account: Cheques, Master card, Mobile Banking, Dahab-pay Dhigid iyo la bixid.
    • Diaspora Account: Master card, Mobile Banking, Dahab-pay Dhigid iyo la bixid.
    • HNI Account: Master card, Mobile Banking, Dahab-pay Dhigid iyo la bixid.
    • Saving Account: Mobile banking
    • Junior Account: Dhigid iyo La bixid keliya.

    Sidaan u xanibi karaa haduu iga lumo MasterCard ku?

    Fadlan si degdeg ah ula xidhiidh qaybta adeega macaamiisha:
    Line: 800 (Somtel) ama WhatsApp No. (+252) 0658000000

    Xisaabaadka iiga furan Dahabshil bank International Ma isticmaali karaa anniga oo aan tegin Xafiisyada ama Laamaha DBI?

    Waxa jira siyaabo badan oo aad ku isticmaali kartid adigoo aan tegin xafiisyada bangiga:
    Haduu kuugu xidhan yahay Mobile & Dahab-Pay waxaad ka dhex samayn kartaa lacag la bixid, dhigid, iyo ku iibsasho. Halka Mastercard ka aad daafaha dunida meshaad doontid lacag kala bixi kartid waxna ku iibsan kartid.

    Sidee baan u bedeli karaa Lambarka sirta ah ee xisaabta Telephonkayga?

    Fadlan Garaac *777# kadibna raac tilmaamaha. Hadii aad kala kulantid cilad fadlan la xidhiidh qaybta adeega macaamiisha adoo garaacaya Line:
    800 (Somtel) ama WhatsApp No. (+252) 0658000000

    Maalgelin Noocee ah ban ka heli karaa Dahabshil Bank International?

    Dahabshil bank International wuxu bixiyaa maalgelin 100% waafaqsan shareecada Islaamka. Waxaa ka mid ah maalgelinta aad ka heli karto:
    Maalgelin Ganacsi iyo MiD Shaqsiba.

Can’t find what you’re looking for?

This website uses cookies to enhance your browsing experience. By continuing to use this site, you consent to the use of cookies. Please review our Privacy Policy for more information on how we handle your data.